iibso buugga

Buuggan ” 7 Tallaabo oo u Taagan Maareynta wakhtiga” waxa aad ka dalban kartaa Online:

Denmark:

Qiimaha buuggu waa 150 DKR.

Lacagta waxa lagu soo shubayaa Mobilpay  26177617.

 Europe:

Qiimaha buugu waa 20 EUR + Post

Si qiimaha boosto loo yareeyo isla soo dalbada adiga iyo saaxiibadaa oo  8 buug hal mar isla soo dalbada.

Lacagta waxa la soo dhigayaa xawaaladda ama bangiga.

USA & Canada:

Qiimaha buugu waa 24 USD + Post

Si qiimaha boosto loo yareeyo isla soo dalbada adiga iyo saaxiibadaa oo  8 buug hal mar isla soo dalbada.

Lacagta waxa la soo dhigayaa xawaaladda ama bangiga.

Australia :

Qiimaha buugu waa 33 AUD + Post

Si qiimaha boosto loo yareeyo isla soo dalbada adiga iyo saaxiibadaa oo  8 buug hal mar isla soo dalbada.

Lacagta waxa la soo dhigayaa xawaaladda ama bangiga.

Somalia:

Buugga waa loo soo wadaa Soomaaliya, welise qiime looma goyn, haddiisa aad tahay Ganacsade buugta ka baayacmustara email u soo dir: bulale@bulale.com.

Buugga halkan hoose ka dalbo: